February, 03-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud iyo Marwada kowaad Qamar Cali Cumar iyo wefdi ka socda Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingriiska.





Xubnaha ku weheliyey kulanka ballaran ee xalay ka dhacay magaalada London waxaa kamid aha Raysalwasare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Marwo Fawsiya Yusuf Xaaji Adam, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax Shiikh Cabdulqaadir, iyo saraakiil kale oo ka socotey madaxtooyada Soomaaliya.





Waxaana si heer sare ah loo adkeeyay amaanka guud ee goobta ay xafladdu ka socotay oo lagu arkayay ciidamo kala duwan oo ka kala socda qeybaha Police-ka ee Magaalada London ee caasimada dalka Ingariiska.



Xafiiska Wararka
Baledweyn Online
London.

Halkaan ka Daalaca Wararkii Maanta Oo Dhan
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
LATEST NEWS