Iyaddoo maantaXaruunta Xeer Ilaalinta Qaranka la hor keenay Wariye C/Casiis C/Nuur Ibraahim Koronto, ayaa wuxuu Garsoorihii Maxkamada uu amray in kiiska Wariyaha dib loo dhigaayo, ilaa 5-ta bishaan oo klu beegan maalinta talaada soo socoto, hase ahaatee waxaa uu xeer ilaaliyaha qaranka mar marsiyo uga dhigay sbabta dib loogu dgigay kiisakainay tahay in Dowladdu ay soo badhigi doonto marqaatiyaasha.
Waxaana xusid mudan inta uusan amrin xeer ilaaliyaha qaranka in kiiska Wariye Koronto dib loo dhig uu goobta fi fircooni ka muujiyay Looyarka u doodaya Wariyaha , isagoo muujiyay inaysan dowlada wax sharci ah ay ku haysanin wariyaha.
Waxaa kale oo ay sheegeen qareenadda u doodaday Wariye Cabdicasiis ayaa waxaa ay xarunta Xeer Ilaalinta Qaranka ay ka hor cadeeyeen inaysan dowlada wax sharciga waa faqsan aysan ku haysanin Wariyaha, isla markaana kiiska wariyaha lagu sameeyaymasuq maasuqaayo kiiskiisa.