January, 19-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
1
Fadlan walaalaha Muslimiinta ee kheyrka jecel waxaan ka codsaneynaa inay caawiyaan walaalkooda Axmed Cabdiqaadir Cali oo jira 17 sanno, islamarkaana la ildaaran buro kaga taalla madax taasoo xanuunka ay ku haysa awgeed ay sababtay inuu la indho beello.







Axmed Cabdiqaadir Cali waxaa uu la sii il daran yahay xanuunadda haya oo ay sababtay buradaas kaga taalla Madax, hase yeeshee xitaa uusan waxba ka maqlin dhagaha oo ay sabab u tahay inuu dhagahiisa wax ka maqli waayo buradda ku taalla awgeed.

Waalidiinta dhalay Axmed Cabdiqaadir ayaa waxaa ay sheegeen inay aad uga murugsan yahiin dhibaatadda haaysata wiilkooda yar oo wax looga qaban waayay Magaalada Muqdisho, waxeyna dhamaan codsi u dhirayaan jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurba joogta iyo kuwa ku sugan gudaha dalka Soomaaliya inay caawinaad u fidiyaan si wax looga qabta dhibaadada wiilkooda.

Ugu dambeyntii walaalaha kheyrka jeceyl ee rabi uu ku maneysaty nimcadiisa ee doonaya inay gaarsiiyaan waxii ay awoodaan ha uugu hagaajiyaan aabaha dhalay wiilka xanuunsan oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Cali Dhuxul xawaaladkasta asigaa xiriir la sameyn doono telkiisa hoos ka qoro ama ciwaanka E-mailka kala xiriir.

Cabdiqaadir Cali Dhuxul
mcmakaraan@gmail.com


























Halkaan ka Daalaca Wararkii Maanta Oo Dhan
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
LATEST NEWS