Mid ka mid ah Website-yada caalamiga ah ee faafiya Siraha dowladda Mareykanka ayaa faafiyey in shirkad diyaaradeed ku taala Gobolka San Fransisco ee dalka Mareykanka ay halkaasi bool bool ugu kala furfurtay diyaaraddii ay lahayd Soomaaliya ee lagu magacaabayay SomaliAirline.
WebSite-kaa oo soo bandhigay Sawirada iyo warbixinta warka ku saabsan diyaaraddii Somali Airline ee ay lahayd dowladdii dhexe ee Somaaliya oo bool bool loo kala dhigdhigay qeybta hoose ka daawo sawirrada.
Qormadaan oo faah faahsan dib ayaan idiinkaga soo bandhigi doonaa insha allah