Wasiirka Wasaarada amniga ee Maamulka Puntland Khalif Ciise erig oo ka hadlay shir ku saabsan amaanka oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso ayaa waxa uu ka hadlay arimaha Kooxda Shabaab ee dalka Soomaaliya dagaalada Xoogan kawada.
Khalif Ciise Ireg ayaa sheegaya in kooxda Shabaab ay kusoo jabtay dagaaladii koonfurta Soomaaliya ayna haatan doonayso inay khalalaaso ka samayso Maamulka Puntland deegaanada uu ka aramiyo.
Waxaana uu Tilmaamaya Wasiirku in ay la dagaalami doonaan Kooxda Ka dagaalanto Buuralayda galgala ee uu hogaaminayo Atam.