December, 13-2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Soomaalida Koofur Afrika oo ku dadaalaya Xaqiijinta amnigooda

Soomaalida ku dhaqan gudaha dalka Koofur Afrika ayaa shaaca ka qaaday in ay xiriir wanaagsan la yeelan doonaan indheer garadka deegaanada ay ku noolyihiin Iyo Laamaha Amaanka Wadanka si ay uga bad baadaan dhibaatooyinka U Geysteen burcada u dhalatay wadankaan.Koofur Afrika

kulamo dhowr ah oo ay yeesheen ganacsata badan oo Soomaali ah ayey ku xaqeejiyeen arinkaan.Inkastoo Qaarkood Ay Talaabo Muhim Ah Oo Muuqata Horay U Qaadeen Iyagoo Ka Dhabeyeen Xiriir Ay La Sameyeen Bulshada Ay Ku Dhax Ganacsadaan

Magaaloyiinka Cape Town Iyo Port Elezabith Ee Kala Ah Caasimadaha Gobolada Western Cape Iyo Eastern Cape Ayaa Kumanaanka Soomaalida Ku Nool Waxay La Daalo Dhacayaan Qaarkood Amni Xuma Xiliyada Qaar Ay Kala Kulmaan Kooxaha Gangiska Ah Ee Wadankan U Dhashay

Tirada Soomaalida Ku Nool Wadankan Koofur Afrika Ayaa Shaki La Galiya Iyadoo Lagu Qiyaasay In Kabadan 60 Kun Oo Dhalanyaro Xamaalata Ah kuwaas oo mushkilado uga soo cararay wadankii ay u dhasheen laakin xasaradu ku haleeshay halkii ay nolol iyo nabad galyo u soo doonteen.Madaamo Ay La Kulmaan dil iyo dhac loo geestay

Omar Kiyow

cumar065@hotmail.com

George

koofur afrika

Halkaan ka Daalaca Wararkii Maanta Oo Dhan
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
LATEST NEWS