December, 07-2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Magaalada Bijiin ee xarunta Dalweynaha Shiinaha waxaa ka dhacday xaflad Aroos ah oo si aad ah loola yaabay’ Arooski ayaa loo dhigaye lamaanaha ugu gaaban dalkasi.








Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniin hadana gaagaaban ayaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwaad lagu magacaabo “Tianpi Shadow” Dad`da lamaanayaashaasi ayaa u dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ay yahiin 4 feet.

Goobta aroska ayeey soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro inta aanan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd lamaanayasahaasi.

Dareenka lamaanayasaha ayaana ahaa mid farxad badan laga dheehanayay iyadoona sacbis badan la kulmeen xiligii ay socotay xaflada arooskooda.



Baledweyn Online
Arrimaha bulshada.

Halkaan ka Daalaca Wararkii Maanta Oo Dhan
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
LATEST NEWS